|

rajo nabadda & horumarka Soomaaliya

|

ingriis

|

somaali

|

jarman

|


|

rajo

|

wargeyskarajo

|

dhaqaaqa rajo

|

xogta somalia

|

warar

|

links

|

e-post

|



kalsooni dhiska

ka 29.03.2003 ilaa 23.08.2003

Tababarka Nabadraadinta


sawir qaybta 1 >>>

sawir qaybta 2 >>>

ILAAH MACBUUD AHAW WAAN KU MAGAN GALNAYE,
MIDIGTTA NAGA SII MURAADKAN YELANABA,
ALLAHAYOW BARNAAMIJKEENA HIRGALI OO MURAN HA GELIN,
ALLOW HA U MEERININ MACANGAG IYO WIXII LA MIDA,
WAA MASALKII NABADA IYO MARTABAD LA HELAY,
WAA MAAMUUS IYO SHARAF MANKA LAGU MAYRO,
MACNAHEEDU IYO MAGACEEDUBA WAA RAJO,
SOOMAALIYO MID AH OO MUUQATA KU DHIGAN,
ILLAHI NOOGU MANEEYSTEY BAAN KU MAHDINA,
ALLAHAAYOW HA U MEERIN MACANGAG IYO WIXII LA MID AH,
WAA MID RUUXII MAQLAA MAGAN GALAA,
MARTIDA SOO DASHAYE MEEL FOG KAGA TIMID,
MAATIDII SOO JABTIYO KII MADLUUN AHAA,
MASKIIN IYO TAAJIR MAALBA KAAN LAHAYN,
MAGACA SOOMAALIYEED MEELKASTABA HA JIREE,
RAJADII MUDNEYDEY ADEY KUUGU MAQSUDAYAAN.

waa baraambur ay tirisay Farxiya Koosaar


horumarinta



integrationka